daajis.com:- Hooyo Soomaaliyeed oo wiilkeeda dhowaan Nin Cunsiri ah ku diley Iskuul ku yaala dalka Sweden ayaa markii ugu horaysay Warbaahinta la hadashay, waxayna ka warbixisay sida ay wax u dhaceen.
“Waxaa la ii sheegay in wiilkaygii uu dhib gaaray, Qaarka danbe iyo Lugaha waan qaadi waayey, waxaa Murugo leh wiilkaygii oo si xun loo diley, isagoo aan danbi lahayn, Nabad-gelyo ayaanu u soo cararnay, Marnaba maku fekerayn in Cunugayga halkaan lagu dilayo” Ayay tiri.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at