DAAWO VIDEO: Kaftanka Siyaasada oo Lagu soo qaatay Prof: Axmed Samatar, Waxa lagu Barto, Hargeisa, Buuhoodle, Garoowe iyo Muqdisho iyo Cali Xaraare

DAAWO VIDEO: Kaftanka Siyaasada oo Lagu soo qaatay Prof: Axmed Samatar, Waxa lagu Barto, Hargeisa, Buuhoodle, Garoowe iyo Muqdisho iyo Cali Xaraare

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo uu soo Jeedinayo Wariye Cali Xaraare.


Barnaamijka ayaa waxaa si gaar ah loogu soo qaatay Prof: Axmed Ismaaciil Samatar waxyaabaha uu kala kulmay Xisbiyada Ucid, Kulmiye iyo Wadani, Heestii uu dhowaan ka qaaday Hargeisa iyo Sidoo kale Jaamacada Camuud ee magaalada Boorame oo loo diiday inuu ka heeso. Dhinaca kale Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Manhajyada Waxbarasho iyo Gobolada Soomaaliya


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada