daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa weerarkii subixii hore ee Axadda xilliga Mareykanka ka dhacay magaalada Orlando ee gobola Florida ku tilmaamay fal argagixiso, islamarkaasina ku saleysan naceyb.
Weerarkaasi oo si aan loo aaba yeelin dad ku caweynayay baar rasaas loola beegsaday, ayaa noqonaya kii ugu xuma ee abid taariikhda Mareykanka soo mara tan iyo weerarkii 11-kii September. Golaha Muslimiinta Mareykanka, aya sidoo kale weerarkaasi cambaareeyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at