Daawo Video: Qaabkii looga Guulaystay Cabdiraxmaan Faroole oo la shaaciyey

Daawo Video: Qaabkii looga Guulaystay Cabdiraxmaan Faroole oo la shaaciyey

daajis.com:- Siyaasiga Cali Xaaji Warsame ayaa wuxuu markii ugu horaysay soo bandhigay Qaabkii looga Guulaystay madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole.

Cali Xaaji Warsame ayaa wuxuu sheegay inuu Codkii Xildhibaanada ee uu helay uu ugu shubay C.wali Cali Gaas, Taasi oo keentay inuu meesha ka baxo C.raxmaan Faroole, Wuxuuna sidoo kale hadlay Sababta keentay inay isku dhacaan C.wali gaas oo ku sheegay inuu ka dheereeyay Maamulka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada