daajis.com:- Assalamu Alaikum warahmatullahi Wabarakaatuhuu
Barmaamijka 16 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka ee aan ugu talagalay bisha Ramadaanta waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa dooda dhexmartay laba nin oo uu midkood Allah uu nicmo aduunyo siiyay lakiin aan ka mahad niqin iyo saaxibkiis oo in kasta oo aanu aduun badan haysan fahmay in aduunku yahay imtixaan. Fadlan daawo doodooda oo uu Ilaahay kaga sheekeeyay Suratul Kahaf, hadaad awoodona sii fidi.
Mahadsanid
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at