Daawo Video:- Qisooyinka Quraanka: Magaaladii lagu cadaabay gaajada iyo cadsida ~ Sheikh Ali

Daawo Video:- Qisooyinka Quraanka: Magaaladii lagu cadaabay gaajada iyo cadsida ~ Sheikh Ali

daajis.com:- Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. 

Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu.

Fadlan daawo siina fidi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada