Daawo Video: Saleebaan Cali Koore: oo u jawaabay Suldaanka Beesha Isaaq oo beesha Dhulbahante fidno ka dhexwada

Daawo Video: Saleebaan Cali Koore: oo u jawaabay Suldaanka Beesha Isaaq oo beesha Dhulbahante fidno ka dhexwada

daajis.com:- Saleebaan Cali Koore oo Xildhibaan ugu magacaaban maamulka Somaliland ayaa wuxuu ka jawaabay Hadal kasoo yeedhay Suldaanka Beelaha Isaaq oo doonayey inuu ka Faa’iidaysto Colaad beelo walaalo ah dhowana ku dhexmartay Gobolka Sool.

Saleebaan ayaa wuxuu sheegay inay Arintaasi tahay Dhacdo la xidhiidha Beelo walaalo ah oo ay wax kala gaadheen, Sidoo kalana wuxuu meesha kasaaray Hadalka kasoo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha Isaaq oo isagu ka gaabsaday Wixii ka dhacay Gaashaamo, Sidoo kalana Shaqaaqada Beelaha Dhulbahante ku dhexmartay Gobolka Sool ku sheegay inay ka danbeeyaan Madaxwaynaha khaatumo iyo Garaadkii Howsha Nabadaynta u Fadhiyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada