daajis.com:-Xildhibaanada Barlamaanka Dalka canada Kujira Oo uu ugu horeeyo
Xildhibaan Ahmed Xuseen oo Ah Xildhibaan Soomaaliyeed Ayaa barlamaanka
dalka Canada waxay Hordhigeen Suálo Ku saabsan waxay canada Ka Qabto goáankani.
Axmed-Xuseen
Xildhibaan Ahmed Xuseen Ayaa Sheegay inay dalka Kenya Sheegeen Inay xirayana Xerada qaxoontiga Ugu Weyn calamka waxana taasi
Muujinaysa Xuquqda qaxoontiga Iyo waliba Sharciga Jineeva Convition Inay ka Hor imanayso.
DAAWO VIDEO:Xildhibaanada barlamaanka canada Oo Kenya Uga Digey Inay Xirto Xeryaha Qaxoontiga Dhadhaab,canada Codsi Ujeediyey..
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at