daajis.com:- Waxaa Rasaas Xoogan ayaa ka bilaabatay caawa Guriga Wasiirka Arimaha gudaha ee maamulka Somaliland Cali Waran-cade, Kadib markii Weerar Hubaysan lagu soo qaaday.
Weerarka ayaa la sheegay inuu soo qaaday Nin ka tirsanaa Qaraabada Wasiirka, Sidoo kalana faah faahin dheeriya lagama Hayo Khasaaraha ka dhashay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:03 and have
, Published at