daajis.com:- Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa 20-sano Xadhig ah ku Xukuntay, Eedaysane Maxamed Deeq oo Xaaskiisa MINDI (Toorey) ka geliyey DAANKA.
Dhacdadan ayaa ka dhacday Deegaan hoostaga Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari, Faaduma Ibraahin oo Gabadha dhibaatadu gaadhay ooo Goob joog ka ahayd Maxkamada ayaa Wejigeeda ay ka Muuqatay Farxad badan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at