daajis.com:- Xisbiyada Siyaasada ee Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Guddigii doorasho heer federaal oo uu Madaxweynaha magacaabay, kaasoo ka koobnaa 22-xubnood, waxayna sharci darro ku tilmaameen Guddiga doorasho ee uu Madaxweynaha magacaabeen.
“Gudigan Doorashada oo ay ku jiraan 9 wasiir oo intooda badan Barlamaanka u tartamaya iyo shaqaale laga soo xulay Xafiisyada Madaxweynaha, Raiisul wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka kuwaas oo wakiil ka ah danaha gaarka ee sadexda xafiis oo huwiyay magaca aqoonyahan in ku sifeysan yihiin gudi aan sameyn karin doorasho xor iyo xalaal ah oo daahfuran, kalsoonina ka heli karta qeybaha kala duwan ee shacabka soomaaliyeed iyo beesha caalamka”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:09 and have
, Published at