Daawo Yaabka: Xaaskii Hore ee Cumar Mateen oo sheegtay inay ka Shakisnayd Raganimadiisa – Waraysi ay siisay CNN

Daawo Yaabka: Xaaskii Hore ee Cumar Mateen oo sheegtay inay ka Shakisnayd Raganimadiisa – Waraysi ay siisay CNN

daajis.com:- Xaaskii koowaad ee uu la aqal galay Omar Mateen oo dhowaan Weerar ka gaystay dalka Maraykanka, oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay inay ka shakisnayd oo ay marar badan ay su’aalo iska waydiisay raganimadiisa.


Gabadhan oo sheegtay inuu Omar mararka qaar dili jiray oo uu ahaa nin xanaaqiisa aan koontrooli karin ayaa markii danbe waxaa ninkaasi ka furay aabaheed oo u dulqaadan waayay dhibka gabadhiisa loo gaysanayo.

Omar ayaa kadib waxa uu aaday dalka Sacuudiga si uu halkaasi madaxiisa ugu soo dajiyo furiinkii kadib, markii uu ka soo noqday dalka ayaa aabihiis waxa uu u iibiyay guri kadibna waxa uu u guuriyay gabar kale oo hadda u dhashay wiil yar.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada