daajis.com:- Dalka liibiya 5-sano kadib markii la qaaririjiyay hogaamiyihi dalkaasi ee Moammar al-Qadhafi ayaa waxaan weli jirin dowlad isku duuban oo dalkaasi u talisa.
Waxaana dalkii kala gooyay jabhado is qilaafsan oo ku diriraya xukunka dalkaasi, waxaana labadani jabhadood ka dhex faa’iidaystay Ururka Daacish oo dhawaan la wareegay magaalada Sirte oo ah magaalada uu ka soo jeedo madaxweynihii dalkaasi ee Qadaffi.
Dowladaha reer galbeedka ayaa hadda isku dayaya inay mideeyaan jabhadaha ku dagaalsan dalkaasi, si uu dalkaasi u yeesho dowlad sugi karta amniga lana dagaali karta Ururadda xagjiriinta ah ee dalkaasi ka dhisan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at