daajis.com:- Kulan balaadhan oo Odayaasha beelaha ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayey ku sheegeen in marna ayna suurogala ahayn in shacabka Soomaaliyeed ee dagan gobolka Banaadir ay waayaan xuquuqdii ay lahaayeen.
Qodobo ay soo saaraan ayey ku tag taagsadeen,in ay ku canbaareeyaan beesha Caalamka iyo Dowladda goboleedada Dalka Soomaaliya qaar kamid ah iyaga oo sheegay in marna ayna u dulqaadan doonin wax DF Soomaaliya iyo beesha Caalamka ka soo yeedhay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at