daajis.com:- Kulan lagu Qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka somaaliyeed inay ka qayb qaataan siyaasada somaliya Iyo Doorashooyinka Dalka, lana filayo inay somaliya ka dhacdo daba yaaqadaan 2016ka ,
Xubnahi ka qayb galay kulankan ayaa waxaa ka mid ah Taliska Amiso waxaana lagu dhiirigeliyey Haweenka somaaliyeed inay u kacaan sidii ay xuquuqdooda u soo dhacsa lahayeen, ayna qayb ka qataan isbedelada Dalku wajahayo, ayana Door ka qaataan arimo ay ka mid yihiin siyaasada iyo qaybgalka Doorashooyinka dadban e lagu wado inay Dalka ka dhacdo dhamaadka sanadkan lagu jiro ee 2016ka,
ku xigeenka Madaxa Amiso laydia wayota oo kulanka ka Hadashy,ayaa si aad ah ugu dheeraatay doorka Dumarka ee siyaasada Dalka, iyadoo qiratay in Dumarka ay saldhig u yihiin Nabada xilagan ka jirta s
omaliya, iyadoo xustay inay Haweenku xaq u leeyihiin inay Dorashada somaliya ka dhici doonta doorka kaga aadan ka qaataan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at