Hay’adaha Qaxootiga oo Gudaha Dalka ka Suubiya Wixii ay Doonaan (VIDEO)

Hay’adaha Qaxootiga oo Gudaha Dalka ka Suubiya Wixii ay Doonaan (VIDEO)

daajis.com:- Shaqaalaha Hay’adda cuntada aduunka ee WFP ayaa waxaa lagu qabtay iyaga oo raashin dhacay ka dhoofin raba garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Hay’adda ayaa waxa ay war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in raashinkani uu ahaa mid dhacay loona wadin in dad lagu quudiyo laakiin gooni loogu baxshay si loo burburiyo.


Hadaba madaxda dowladda Federaalka oo gaaray goobta uu yaalo raashinkaasi ayaa sheegay, in raashinkani ay hor istaageen loo waday Gobolka Gedo, Saraakiisha WFP-na ay doonayeen inay raashinkani siiyaan ama u qaybiyaan dadka ku dhaqan Gobolkaasi.

Mas’uul u hadlay Dowladda ayaa sheegay inay jiraan dad Soomaali ah oo gaajoonaya, laakiin taasi macnaheeda ma’ahan  in dadkayga la sumeeyo oo loo qaybiyo Raashin dhacay”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada