daajis.com:- Fariin gaaban oo ay idiin soo gudbineyso www.Allsiyaasad.com waxa uu qeyb ka yahay Fariimaha ay shabakada ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .
Hamigii nafteydaayHaween boqoradeedayHasaawe taan wadaagneeHami guur u qaadaayHoy in aan wada galnoHanad ii xanbaartaanHaminayaa macaaney
Hadal aan dhameeyeHowsha ila qabo ooHamigeyga ii rumeeeHaween boqoradeedayHubaal waan ku sugayaaHanti tan uga qaalisaney
Hadal aan dhameynee
Howsha ila qabo oo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.Hamigeyga ii ruumeee.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:20 and have
, Published at