daajis.com:- Sawir qaade caan ah oo lagu magacaabo Dvur Kralove, ayaa sawiro cajiib ah kasoo qaaday Wiyil iyo Geri la dhex dhigay Derbi aysan isaga gudbi karin, misna Derbigaas uusan u diidin ineey kalgaceyl wadaagaan oo ay is dhunkadaan.
Dvur Kralove, ayaa sawiradaan kasoo qaaday xaruun xaywaanada lagu xanaaneeyo oo ku taal dalka Czech Republic.
Geriga oo ah Xaywaan aad u dheer lehna qoor dheer, ayaa ah kan isagu qoorta kasoo taagtay derbiga, islamarkaasina dhunkana Wiyisha oo gediga kale ku sugneyd.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at