daajis.com:- Lamaanaha caalamka ugu gaaban ayaa waxaa noqday Paulo Gabriel da Silva and Katyucia Hoshino oo u dhashay dalka Brazil, kuwaasi oo cabirka dhererkooda kala yahay 34.8in and 35.2in.
Lamaanahaan ayaa toban sano ka hor iska bartay baraha bulshada ku xiriirt sida MSN Messenger, xiligaasi kadibna waxaa dhex maray sheeko la xiriirta hasaawe.
Paulo Gabriel da Silva and Katyucia Hoshino ayaa doonaya in ay taariikhda caalamka galaan iyo buuga lagu qoro mucjisooyinka ee Guinness Book of World Records.
Gaagaabyaashaan ayaa mid walba leg xirfad u gaar ah, Katyucia Hoshino waxay leedahay meel dumarka lagu qurxiyo salon, halka Paulo uu yahay Xoghaye sharci yaqaan, laakiin hamigiisa wuxuu yahay inuu ku duqa magaalada uu degan yahay oo uu u tartami doono.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at