MUUQAAL: Aadan Siiro oo Sharafta ka qaaday maamulka S.land, Kana hadlay Guriga Jen: Morgan ee ay dagan yihiin

MUUQAAL: Aadan Siiro oo Sharafta ka qaaday maamulka S.land, Kana hadlay Guriga Jen: Morgan ee ay dagan yihiin

daajis.com:- Aadan Siiro oo ka mid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa wuxuu daaha ka qaaday Xaalada uu ku jiro maamulka Hargeisa, oo uu sheegay inay kusoo Aruurtay Aqalkii uu ka tagay Gen: Moorgan oo mudo 25-Sano ah madaxtooyo u ahaa maamulka Somaliland.


“Maxaa keenay inaynu dhamaanteen ku Mashquulo, Guriga Moorgan dhisay,  oo madaxtooyo inoo ah, 25- Sano waxaynu awoodi waynay inaynu dhisano, waxaynu ku mashquulay Dilaal iyo Maxaan cunaa” Ayuu yidhi aadan Siiro.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada