Muuqaal: Ciidanka maamulka Hargeisa ee Gaadhay Balidhiig “Wiil yar oo ONLF ahaa, oo laga dhigay Liyuu Boolis ayaa Gubay Calanka”

Muuqaal: Ciidanka maamulka Hargeisa ee Gaadhay Balidhiig “Wiil yar oo ONLF ahaa, oo laga dhigay Liyuu Boolis ayaa Gubay Calanka”

daajis.com:-  Waxaa magaalada Bali-dhiig dhowaan gaadhay Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland, Kadib markii Halkaasi Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya ay ku Gubeen calanka maamulka Somaliland “Intaas oo Qof oo Joogta magaalada Ayuu wiil yar oo ONLF ahaa, oo Laga dhigay Liyuu Boolis Gubay Calanka Somaliland”

Qaar kamid ah Taliyeyaasha Ciidanka oo ka hadlay goobta ayaa waxay sheegeen inay halkaasi u tageen Nabad-gelyo, waxayna arintaan kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan dad shacab ah Lagu diley Duleedka Gaashaamo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada