MUUQAAL: Dagaalkii iyo Hubkii la isku adeegsaday weerarkii hotel Ambasador, Dr. KIRISH oo kasoo Jeeda SOOL oo ku dhintay & Aaskii Xildhibaanada

MUUQAAL: Dagaalkii iyo Hubkii la isku adeegsaday weerarkii hotel Ambasador, Dr. KIRISH oo kasoo Jeeda SOOL oo ku dhintay & Aaskii Xildhibaanada

daajis.com:- Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa Weerar dhiig  badan ku daatay waxay ku qaadeen Hotelka Ambasator ee magaalada Muqdisho, Waxaana halkaasi ku dhintay Dad badan oo Soomaaliyeed, Kuwaasi oo  u badan dad shacab ah, Waxaana idiin soo gudbinaynaa sidii loosoo Afjaray Howl-galka.


Dr. Maxamed Faarax Kirish oo la shaqaynayey hay’ado caalami ah ayaa sidoo kale aad uga hawlgalayey dalka gudihiisa iyo dalalka deriska ah, wuxuuna arimo shaqo oo ku saabsan horumarinta caafimaadka xoolaha nool u joogay Muqdisho, Dr. Kirish ayaa wuxuu deegaan ahaan kasoo jeedaa Gobolka Sool.

Dhinaca kale Waxaa maanta lagu magaalada Muqdisho  lagu Aassay Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ku magac dheeraa Kaba-weyne iyo Xildhibaan Prof. Maxamuud Maxamed Guure, kadib markii shalay lagu dilay weerarkii Hotel Ambassador.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada