daajis.com:- Robert Borba (28-jir) oo ah nin reer baadiye ah islamarkaana adeegsada fardaha ayaa mar uu magaalo u dhow soo galay waxa uu la kulmay haweeney uu tuug ka xaday baaskiil.
Waxaana marki uu faraska ku ceyrsaday oo uu tuugi usoo dhawaaday uu xarig qoorta u galiyay, sidaasna uu u hayay ilaa boolisku ka yimaado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:03 and have
, Published at