daajis.com:- Faah faahin dheeriya ayaa kasoo baxay Weerar Ciidamo ka tirsan Kooxda Alshabaab ay ku qaaday Hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka iyo madax kale ayaa kaa mid ah dadka dhimashada iyo dhaawacyadu soo gaareen.
Xildhibaanada geeriyooday ee ka tirsan Baarlamanka Somalia aya waxaa ka mid ah xildhibaan C/llaahi Jaamac Kabo-weyne iyo xildhibaan Maxamuud Muxumad Guurre, waxaana ku dhaawacmay weerarkan gudoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur, Waxaana sidoo kale la sheegayaa inuu Khasaarahu sii Kordhayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at