daajis.com:- Maamulka Khaatumo ayaa ka hadlay Colaada kasoo Cusboonaatay Koonfurta Gobolka Sool, Waxayna Masuuliyiintu ugu Baaqeen dadka walaalaha inay dantooda gartaan, oo aan Colaad laga dhex hurin.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Xaaji Cali iyo Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha Abshir Abdicasiis ayaa waxay sidoo kale ka hadleen Beelaha wada dhashay Cida Fidnada ka dhex wada, ee kasoo Horjeeda inay heshiiyaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:42 and have
, Published at