MUUQAAL Murugo Badan: Gabadh yar oo uu dhalay Xildhibaan Kabowayne oo lagu diley Weerarkii Muqdisho (Daawo)

MUUQAAL Murugo Badan: Gabadh yar oo uu dhalay Xildhibaan Kabowayne oo lagu diley Weerarkii Muqdisho (Daawo)

daajis.com:- Gabadh Yar oo uu dhalay Alle ha naxariistee Xildhibaan C.laahi Jaamac (Kabowayne) oo lagu Diley Weerarkii bahalnimada ahaa ee Hotelka Ambassador ayaa waxay ka hadashay dareenkeeda ku aadan Dilka Aabaheed.

Sahra C.laahi Jaamac ayaa waxay sheegtey inuu Abaaheed Caawinayey Soomaaliya oo Halkaasi lagu dilay, Waxayna sheegtay inay u ducayn doonto oo ay Soomi doonto, Sidoo kalana waxay Aabaheed u Rajaysay inuu Alle Janadiisa ka Waraabiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada