MUUQAAL: Nin u dhashay dalka Britain oo doonayey inuu dilo DONALD TRUMP

MUUQAAL: Nin u dhashay dalka Britain oo doonayey inuu dilo DONALD TRUMP

daajis.com:- Nin u dhashay Britain oo doonayay inuu dilo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay magaalada Las Vegas, iyadoo ninkan la soo taagay Maxkamad.


Booliska dambi baarista Mareykanka ayaa ku eedeeyay Michael Sanford inuu doonayay inuu toogasho ku dilo Donald Trump, xilli uu olole siyaasadeed ka waday magaalada Las Vegas.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada