daajis.com:- Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta.
Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira.
Dilkii uu horeeyay ee Aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii wiil ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Waxaana Barnaamijka soo Jeediya Sheikh Siciid Ali.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:27 and have
, Published at