daajis.com:- Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa waraysi uu siiyey Tv-ga Somali news, Wuxuu ka hadlay xaalada Soomaaliya ay gashay.
Salaad ayaa wuxuu eedayn kulul usoo jeediyey madaxwayne xasan sheekh, Isagoo sheegay inuu ku howlan yahay siduu u soo noqon lahaa, Wuxuuna sheegay in la diyaarasaday qorshe lagu dooranayo Xildhibaanka, Isagoona sheegay inaan kursiga laga dagayn, waxna aan la qabanayn.
Dhinaca kale wuxuuu sheegay in Wakhtigan Soomaaliya ayna ka suurtoobayn Xisbiyo siyaasadeed, Isagoo sheegay inay ka jiraan Xisbiyo Qabaa’il ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at