daajis.com:- Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho lagu dhex dilay Nin Darawal ahaa oo ku shaqaysan Jiray Mooto-Bajaaj, Iyadoona lasoo qaybtay qaar kamid ah dadkii dilkaasi qaybta ahaa.
Ehelada Alle Ha naxariiistee Maxamed Cabdi Xuseen oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa codsaday in wax laga qabto dadkii dilkaasi gaystay. ” Ragii lagu eedeeyay dilkaasi, waxaa ka Maqan Xildhibaanka Wiilkiisa, waa in lasoo dhamaystiro, waa Arin Si foolxun u dhacday, Dadka Reer Muqdisho oo dhan way wada Arkayeen, markii dilku dhacay” Ayuu yidhi C.raxmaan Cabdi Xuseen oo ah aabaha dhalay Wiilka la dilay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at