Sawir: Yaa weerarkii Ambassador fuliyey: Kooxda Al-Shabaab mise?

Sawir: Yaa weerarkii Ambassador fuliyey: Kooxda Al-Shabaab mise?

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa lagu cabiray dareenka laga qabo in weerarkii Hoteel Ambassador aanu aheyn mid ku eg Al-shabaab.

Sawirkaani waxaa lagu muujiyay in weerarada laga fuliyo magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo lagu cuuryaaminaayo dadka dega Gobolka banaadir, waxaama la sheegay in weeraradaasi ay lugta la galayaan Ethiopia iyo Damuj-Jadiid, sida Sawirka lagu bidhaamiyay.

Weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa intooda badan dhaca xiliyada ay magaalada Muqdisho soo booqanayaan Madaxda caalamka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada