Toogasho ka Dhacday Garoon Diyaaradeed oo ku yaala Dalka Maraykanka (VIDEO)

Toogasho ka Dhacday Garoon Diyaaradeed oo ku yaala Dalka Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:-  Magaalada Dallas ee xarunta gobolka Texas ayaa waxaa ka dhacday toogasho loo gaystay nin madow ah oo la sheegay inuu weeraray haweeneey La sheegay inay ilmo u haysay oo goobtaasi ku sugnayd.

Nikan ayaa ja-jabiyay gaari ay lahayd haweeneydaasi, isaga oo dhagxaan ku garaacay muraayadihii iyo abaabadii gaarigaasi.

Booliska oo goobta soo gaaray ayaa ninkii oo dhagax gacanta ku sita ku amray inuu dhigo, laakiin waa uu ka dhaga adeygay waxana uu isku dayay in uu ninkii booliska ahaa waabiyo, laakiin booliskii ayaa mooday inuu weerarayo halkaasna uu ku furay ninkii dhagaxa sitay xabado dhowr ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada