daajis.com:- Ifraax Maxamuud Jaamac-wayne oo ka mid ah dadkii eheladooda ay ku dhinteen Dilkii ka dhacay Deegaanka Jaamac-dubad ee Duleedka Gaashaamo ayaa waxay ka warantahay sidii ay wax u dhaceen.
Ifraax ayaa waxa Halkaasi lagu dilay Hooyadeed Hibo Haaruun iyo Walaasheed Caasha Maxamuud Jaamac-Wayne, Sidoo kalana Gudoomiyaha Gaashaamo ku yidhi “Qof kama hadli karto dadka dhintay, waana inaad bixisaan Canshuurta meeydka la aasayo”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:22 and have
, Published at