daajis.com:- Madaxweynaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kaligii taliska Kim Jong Un, ayaa taageero u muujiyay ninka u tartamaya xisbiga jamhuuriga ee doorashada madaxtinimada Mareeykanka Donald Trump.
Sidoo kale warbaahinta waqooyiga Kuuriya, ayaa aad usoo dhaweysay fikrada Trump ee ah inuu wadahadal la geli doono dalkaas hadii isaga la doorto, waxeeyna ku tilmaameen fikrad aad u wanaagsan.
Donald Trump, ayaa intii uu ku gudo jiray ololihiisa dorashada, waxa uu sheegay inuu wada hadal la geli doono waqooyiga Kuuriya oo hada siyaasad ahaan Mareeykanka si weyn isugu dhacsanyihiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:11 and have
, Published at