daajis.com:- Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa Bisha Ramadaan waxaa siwayn looga Isticmaalaa Caanaha Geela, Xiliyada Habaynkii Goobaha Caanaha lagu iibiyo ayaa aad u Mashquul badan.
Waxaa sidoo kale magaalada Laascaanood ku taala Xarun lagu magacaabo Xarunta Caanaha Geela ee Soomaaliweyn, oo Haystaan Dhalinyaro, Kuwaasi oo ka warbixiyey Xaaladaha ay lasoo mareen, Wariyaha VOA-da ee Gobolka Sool C.kariin Olol ayaa warbixin Xiiso badan ka diyaariyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at