daajis.com:- Wariye Itoobiyaan ah oo soo gaaray Deegaanka Halgan oo ay dhawaan ku dagaalameen ciidamo Itoobiyaan ah iyo dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa warbixin ka diyaariyay sidii uu u dhacay weerarkii ay soo qaadeen Al shabaab.
Wariyaha ayaa soo bandhigay maydadka dagaalyahanadii laga dilay Al Shabaab, waxana uu waraysta ciidankii habeenkasi ka qayb qaatay Dagaalka.
Goobta uu wariyuhu gaaray ayaa waxaa lagu soo bandhigay hubkii dagaalyahanadda shabaabka laga qabsay, waxa uuna sharaxaad ka bixiyay qoriga doorabiinka leh oo ay adeegsadeen Ciidamada Itoobiyaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at