Xildhibaanada Baarlmaanka Federaalka oo Maanta ka Badbaaday Ceeb (VIDEO)

Xildhibaanada Baarlmaanka Federaalka oo Maanta ka Badbaaday Ceeb (VIDEO)

daajis.com:- Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aan si fiican loo miisaamay ka qaatay, dibna u celiyay qodobkii ay maanta ka doodayeen oo ahaa sharciga xuquuqda siyaasiga.

Xildhibaanada ugu caqliga roon ee baarlamaanka ku jira ayaa soo jeediyay in sharcigani dib loo dhigo maadaama ay jiraan dad badan oo dalka gudihiisa ku gaajoonaya, iyo askar aan mushaar qaadan bilo badan, waqtiganina aysan ku haboonayan in laga doodo sharci xildhibaanada ay ku xaqiijisanayaan sidii ay u heli lahaayeen gunnadooda sanadaha soo socda.

Gudoomiyaha labaad ee baarlamaanka oo maanta shir gudoominayay kulanka ayaa sheegay in doodani dib loogu celinayo xildhibaanadii soo diyaariyay, ayna noqondoonto mid laga doodayo markii uu waqtigeeda ku haboonyahay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada