Yurub Geenyo oo loo diiday inay ka heesto Nairobi oo kasoo degtay Jigjiga iyo taageerada Itoobiya (Daawo)

Yurub Geenyo oo loo diiday inay ka heesto Nairobi oo kasoo degtay Jigjiga iyo taageerada Itoobiya (Daawo)

daajis.com:- Fanaanada Yurub Geenyo oo ka tirsanayd Fanaaniinta Hargeisa oo horey ugu Heestay maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa dhowaan Loo diiday inay Bandhig Faneed ku qabato magaalada Nairobi, Iyadoo Culays badan kala kulantay Taageerayaasha ONLF oo ku xoog badan Kenya.

Yurub Geenyo ayaa waxay aaday magaalada Jigjiga, Halkaasi oo ay dib uga Bilowday heesihii lagu taageerayay Itoobiya, waxaana sidoo kale heesta la qaadaya Fanaaniinta Iskalaji, Nimco Dareen, Cabdinur Allaale,, Nimco Yasin Iyo Lafoole oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa Jigjiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada