Daawo:- Axmed M. Fiqi oo si xigmad badan ugu jawaabay MD. Xasan Sheikh

Daawo:- Axmed M. Fiqi oo si xigmad badan ugu jawaabay MD. Xasan Sheikh

daajis.com:-  Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda qaranka Soomalaiya Axmed Macallin Fiqi ayaa jawaab kulul ka bixiyey hanjabaaddii kasoo yeertay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh ayaa khudbad uu jeediyey munaasabaddii ciida waxa uu ku sheegay in siyaasiyiinta iyo shacabka kasoo horjeeda dowladda uu hogaamiyo ay yihiin wax uu ugu yeeray Al-Shabaab labaad, tallaabana laga qaadayo, Hasayeeshee, AxmedFiqi, ayaa si cajiib ah oo xikmad ay ku dheehan tahay ugu jawaabay Xasan Sheekh Maxamuud.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada