daajis.com:- Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari, ayaa Fariin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkooda Kasii Jeeda, gaar ahaan kuwa ku Faana Qurbaha.
HALKANI WAA BOOSAASO, EE MAAHA PARIS, ayay ku bilaabeen Damaashaadka Ciidka oo ay ku Qaateen Xeebta magaalaada Boosaso, Iyadoona Halkaasi ay ku cunayeen Xalwo-Kismaayo oo siwayn uga caanbaxday Boosaso iyo Deegaanada ku Xeeran.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at