daajis.com:- Hay`adda Nile Organization oo ah urur samafal oo Turki ah oo wadaadka leh dawladda Turkigu ku eedaysay in uu ku lug lahaa afgambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa maanta iskaga baxday magalada Muqdisho oo ay ku lahayd xarumo caafimaad iyo dugsiyo waxbarasho oo muhiim u ahaa shacabka somaliyeed.
Kooxdii ugu horaysay oo ka kooban macalimiin iyo dhaqaatiir ayaa maanta ka baxay muqdisho, iyaga oo sheegay in ay magalada Muqdisho u yimaadeen in ay shacabka Soomaliyeed caawiyaan balse nasiib daro hada ay joogsatay wax kasta oo adeeg ah oo ay shacabka u qaban jireen madama dawladda Somalia dalka ka saartay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at