DAAWO: Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Habka Doorashada loo Maamulayo

DAAWO: Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Habka Doorashada loo Maamulayo

daajis.com:- Shir jaraa’id oo ay Wadajir maanta Magaalada Beledweyne ugu qabteen duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa ku qaadacay habka loo maamulayo hanaanka doorasho ee Somalia, iyagoo dhinaca kale ku eedeeyay dowladda federaalka in ay ka shaqeyneyso sida Colaad laga dhax abuurayo beelaha Soomaaliyeed.
RIIX HAL KAAN SI AAD U DAAWATO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada