daajis.com:- Jaaliyada Kasoo jeeda Gobolka Bari ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo kulan Balaadhan isugu yimid ayaa siwayn u taageeray Kacdoonka Hubaysan ee ka taagan Gobolka Bari.
Dhinaca kale waxay Eedaymo kulul usoo jeediyeen Madaxwaynaha maamulka Puntland, Sidoo kalana dadkii goobta ka hadlay Qaar kamid ah ayaa ka waramay dhacdooyin la yaab leh oo ay kala Kulmeen C.wali Gaas.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at