daajis.com:- Kulankan oo ahaa mid looga hadlayay Siyaasadda Qaranka Amniga Dalka Somaaliya ayaa waxaa maanta lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowladda jubbaland Waxaana kulanka Goob joog ahaa Ra’isulwasaare Kuxigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Iyo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiiro Ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo waliba Saraakisha Nabad Suggidda Qaranka Somaliya.
Kulankan ayaa inta badan waxaa looga hadlayay Arimaha Amniga Dalka iyo Sidii Loo dhisi lahaa Ciidamada Xooga dalka Somaliya iyo waliba in mar walbo la dhiiri galiyo Ciddanka xooga dalka si looga maarmo Ciidamada Midowga Africa ee Soomaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:17 and have
, Published at