daajis.com:- Ninkii Madowga ahaa ee la sheegay inuu 5-ta boolis ku dilay magaalada Dallas ee gobolka Taxex ayaa la soo ogaaday inuu ahaa nin kumaandoos ah oo tababr fiican qabay.
Hadaba inta uu dagaalka socday ayaa waxaa qaar kamid ah dadkii goobjooga ahaa u suurto gashay inay duubaan dagaalka dhexmatay ninkii weeraray booliska iyo askartii kale ee booliska ahaa.
Hadaba marka aad fiiriso xirfadiisa dagaalka ayaad arkaysaa in ninkani uu ahaa kumaandoos oo booliskii la dagaalamayay ay noqdeen rag aan aqoon sida loo dagaalano.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at