daajis.com:- Xafiiska madaxtooyada ayaa sii daayey muuqaal cusub oo muujinaya duqeyntii loo gaystay afaafka hore ee xaffiiska madaxtooyada dalka Turkiga.
Wararku waxay sheegayaan in dhimashada ugu badan ee shacabka soo gaadhay ay halkan ka dhacday, Muqaalka waxaa ka muuqanaya taangiyo lagu gooyay madaxtooyada DAAWO WAXA DHACAY.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:30 and have
, Published at