daajis.com:- Wasiirka amniga ee maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa Fariin u diray maamulka Somaliland oo uu sheegay inuu dhaq dhaqaaq ciidan ka wado qaybo kamid ah Gobolka Sanaag, Wuxuuna ugu Horayn hadalkiisa ku bilaabay inuu Cambaaraynayo. ?
Wuxuuna sidoo kale sheegay inaan Puntland wixii daan daansi ah iyo Xuduudaha ayna Nabad ka qaadan doonin “Ninka maanta ku fekeraya inuu dhul qabsado, Isagoo Horey wax ugu Maqnaayeen, oo wixii ku maqnaa aan dib laga Raadin, Hadana uu daan daansi keeno, wax dhici doona maaha, wax laga yeelo maaha” Ayuu yidhi Wasiir Qarjab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:38 and have
, Published at