daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa maanta sheegay inay Ciidamada Liyuu Booliska ay Mar kale soo galeen Xuduudka ay wadaagaan Itoobiya iyo Soomaaliya, Waxayna sidoo kale sheegeen inay Soo Arkeen Ciidanka “Waxaanu soo Aragnay Niman Kibray, oo sida ay doonaan u soconaya oo waxay doonaan dadka ku samaynaya”
Waxay sidoo kale sheegeen inay diideen inay la hadlaan, Islamarkanaa ay dawlada Itoobiya Ergo u diri doonaan, waxayna sheegeen in Ciidanka liyuu boolisku ujeedooyin ay wataan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:22 and have
, Published at