daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragtiyo kala duwan waxay ka dhiibteen sida ay u arkaan, Hay’ado Turki ah oo Adeegyo waxbarasho iyo kuwo Caafimaad ka fulin jiray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo dawlada Soomaaliya ay dalka ka saartay.
Shacabka qaar kamid ah ayaa sheegay in Turkigu dhibaato ay ku hayeen shacabka Muqdisho, “Anagu Afka Turkiga dhaqan ahaan iyo diin ahaan Boos uma hayno, Weerar ayuu ku qaaday Sooyaalkii Dalka”
Sidoo kalana dadka qaar ayaa sheegay in go’aanka Dawladu ay qaadatay uu ahaa mid lagu deg-degay “In maalintii wax dhaceen, la yidhaahdo dalka ka baxa, waa arin aan laga fiirsan Waxayna keentaa dhibaato, Wakhti fiican oo ku filan in la siiyo ayay ahayd”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:00 and have
, Published at