daajis.com:- Waxaa maanta Xarunta Cisbitaalka DEVA ee magaalada Muqdisho warbaahinta kula hadlay, Shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka howl galayey Xaruntaas, Kuwaasi oo ay Tiradooda badan tahay.
Waxay soo bandhigeen Xaalada adeg ee uu galay Cisbitaalka, Dadkii Ku xidhnaa ee Howlaha Caafimaad u imaan jiray, Bukaanadii oo kala yaacay iyo Qaar kamid ah oo Xaaladoodu ay halis tahay, Sidoo kalana waxaan Dawlada Soomaaliya weli ka jawaabin Wixii lagu badali lahaa Hay’adii iyo shaqaalihii la caydhiyey.
Ugu danbayntii ayaa waxay Halkaasi si wada jir ah uga qaadeen Heesta Soomaaliyeey Toos, Toos oo isku tiirsada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at